Maxaabiis Al Shabaabnimo loo heestay oo Dil ku xukunaa oo baxsaday iyo Lacag la dul dhigay madaxooda

Wararka ka imaanaya Waqooyiga magaalada Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay xabsi kuyaalla magaaladasai ka baxsadeen maxaabiis loo heestay in ay katirsan yihiin Al Shabaab ,kuwaa oo qaarkood xukun dil ah lagu riday. Maxaabiista xabsiga ka baxsatay ayaa wararku sheegayaan in ay gaarayeen ilaa todobo maxbuus , waxaana ciidamada ilaalada xabsigaasi oo eryaday … Continue reading Maxaabiis Al Shabaabnimo loo heestay oo Dil ku xukunaa oo baxsaday iyo Lacag la dul dhigay madaxooda